Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telfoonka kula hadlay Sheekh Tamim bin Xamad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Khadka Telfoonka kula xiriiray Amiirka Qatar, Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani, iyagoo isla soo qaaday Arrimo khuseeya Labada Dal. Madaxweynaha iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada Dal iyo sidii loo xoojin lahaa taagerada Dowladda Qatar ay ka geeysanayso dib u dhiska … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telfoonka kula hadlay Sheekh Tamim bin Xamad